Xoghayihii Ra’isul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo lagu xiray magaalada Hargeysa

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland lagu xiray Xoghayihii Ra’isul Wasaare kuxigeenka Xukuumada Soomaaliya. Ciidamada maamulka Somaliland ayaa xalay magaalada Hargeysa ka dhax qabtay Cabdiqani Yaasiin Maxamed oo ahaa xoghayihii gaarka ee Ra’isul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed. Xoghayaha ayaa la sheegay in uu dhawaan ka … Continue reading Xoghayihii Ra’isul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya oo lagu xiray magaalada Hargeysa